HomeCaalamkaYahuudda oo xoojisay weerarada dhulka iyo cirka ee ka dhanka Qasa

Yahuudda oo xoojisay weerarada dhulka iyo cirka ee ka dhanka Qasa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Milatariga Israa’iil ayaa xoojiyay weerarada ay ka wadaan Qasa iyadoo dagaalamayaasha Falastiiniyiintana ay iyagana sii wadaan inay gantaallo ku tuuraan dhinaca Israa’iil xilli colaadu ay gashay maalintii shanaad.   Ciidammada Israa’iil ayaa sheegay in xoogagga cirka iyo kuwa dhulka ay qeyb ka ahaayeen weerarada dhacay maanta oo Jimce ah, balse waxay sheegeen in ciidammadooda aysan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milatariga Israa’iil ayaa xoojiyay weerarada ay ka wadaan Qasa iyadoo dagaalamayaasha Falastiiniyiintana ay iyagana sii wadaan inay gantaallo ku tuuraan dhinaca Israa’iil xilli colaadu ay gashay maalintii shanaad.

 

- Advertisement -

Ciidammada Israa’iil ayaa sheegay in xoogagga cirka iyo kuwa dhulka ay qeyb ka ahaayeen weerarada dhacay maanta oo Jimce ah, balse waxay sheegeen in ciidammadooda aysan gelin Qasa.

Wariyeyaasha  ku sugan Qasa ayaa sheegaya in magaallada ay ku socdaan duqeymo xooggan oo loo adeegsanaya noocyada kala duwan ee diyaaradaha dagaalka.

Ilaa iyo hadda 100 qof ayaa lagu dilay Qasa, 7 qofna dhinaca Israa’iil tan iyo markii ay billowdeen dagaallada Isniintii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts