HomeCaalamkaErdogan iyo Valadamir Putin oo ka wada hadlay Colaadda Falastiin iyo Israa'iil

Erdogan iyo Valadamir Putin oo ka wada hadlay Colaadda Falastiin iyo Israa’iil

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Mdaxtooyada Turkiga ayaa waxaa ay goor sheegtay inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan uu Khadka Telefoonka kula xiriiray dhigiisa dalka Raashiya, Valadamir Putin. Labada Madaxweyne ayaa waxaa ay ka wada xaajoodeen Duqeymaha ay Israel ku hayaan Dadka Reer Falastiin iyo Colaadda cusub ee ka dhex qaraxday labada dhinac. Madaxweynaha Turkiga waxaa uu horey u cambaareeyey Falalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mdaxtooyada Turkiga ayaa waxaa ay goor sheegtay inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan uu Khadka Telefoonka kula xiriiray dhigiisa dalka Raashiya, Valadamir Putin.

Labada Madaxweyne ayaa waxaa ay ka wada xaajoodeen Duqeymaha ay Israel ku hayaan Dadka Reer Falastiin iyo Colaadda cusub ee ka dhex qaraxday labada dhinac.

- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga waxaa uu horey u cambaareeyey Falalka ay Askarta Israel ka wadaan Masjidka Al-Aqsa iyo magaalladda Qasa.

Diyaaradaha Dagaalka ee Israel waxay maalintii 3-aad oo xiriir ah duqeyn ku hayaan magaalladda Qasa, iyadoo weerarkii u dambeeyey ku burburiyey Xarumaha Dhexe ee Boliska Qasa.

Xalay ayey ahayd, markii ay Dagaalamayaasha Kataa’ib Cisadiin Qasaam ee Ururka XAMAAS ay 130 Gantaal ku asqeysiiyeen caasimadda Israel ee Tel Aviv.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts