HomeCaalamkaDuqeyn lala beegsaday Xarumo muhiim oo ku yaal Talaabiib iyo Garoomada oo...

Duqeyn lala beegsaday Xarumo muhiim oo ku yaal Talaabiib iyo Garoomada oo la xiray

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Dhuun Shidaal oo isku xira Magaalada Tel Aviv iyo Casqalaan ayaa oloshay, kadib, markii uu ku qabsaday Gantaal laga soo tuuray Magaaladda Qasa ee Falastiin.

Dab xooggan ayaa qabsaday Dhuunta Shidaal, sida uu baahiyey Telefishinka Channel 12 ee Israel, waxaana 130 Gantaal lagu duqeeyey Tel Aviv iyo Garoonkii Diyaaradaha.

- Advertisement -

Sidoo kale, Garoomada Diyaaradaha ee Bartamaha Israel ayaa la wada xiray,  waxaa la joojiyey Duullimaadyadii,  iyadoo Duullimaadyadii ku soo wajahnaa Israel loo jeediyey Jesiiradda Qubrus.

Waxaa kaloo la hakiyey waxbarashada Dugsiyada, iyadoo aysan Ardayda tegi doonin Dugsiyadooda ilaa Amar dambe.

Si kastaba ha ahaatee, Dagaalamayaasha kataa’ib Cisadiin Qasaam ayaa waxaa ay u muuqdaan inay haystaan Gantaalo Casri ah.

- Advertisement -

Ilaa 28 Falastiiniyiin oo 10 ka mid carruur ahaayeen ayaa lagu dilay Duqeymaha ay Israel ku hayaan magaalladda Qasa ee Marinka Qasa. 700 oo kale ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen Duqeymahaasi.

Latest stories