HomeWararMadaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wakiilo ka tirsan Beesha Caalamka

Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wakiilo ka tirsan Beesha Caalamka

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Aqalka Madaxtooyadda KGS ku qaabilay Wafidi ay hogaamineysey kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya. Kulanka dhexmaray Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen iyo kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta wadashaqeynta Koonfur Galbeed iyo QM. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Aqalka Madaxtooyadda KGS ku qaabilay Wafidi ay hogaamineysey kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya.

Kulanka dhexmaray Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen iyo kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta wadashaqeynta Koonfur Galbeed iyo QM.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday kulanka ayaa waxaa lagu soo hadal qaaday Shirka Wadashiga Qaran ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada ee 20-ka bishaan ka dhacaya Muqdisho.

Kulankaan ka dhacay Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed ee Baydhabo ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wakiilada midowga yurub, midowga Afrika iyo Diblumaasiyiin kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts