HomeCaalamkaDibadbaxyo ka dhan ah Yuhuuda oo ka dhacay dalka Turkiga  

Dibadbaxyo ka dhan ah Yuhuuda oo ka dhacay dalka Turkiga  

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Kumanaan qof ayaa waxay Dibadbaxyo ballaaran ka dhigeen agagaarka Dhismaha Safaaradda Yuhuudda ku leedahay caasimadda Turkiga ee  Ankara iyo Qunsuliyadda ay ku leeyihiin Istanbul. Dibadbaxyaasha ayaa waxay wateen Calanka Falastiin iyo Boorar ku qornaa Erayo lagu taageerayey Qaddiyada Reer Falastiin. Waxay kaloo ku dhawaaqayeen hadalo ay ku cambaaraynayeen Yuhuudda iyo Maraykanka. Dhinaca kale, Madaxweyne Erdogan […]

- Advertisement -

Kumanaan qof ayaa waxay Dibadbaxyo ballaaran ka dhigeen agagaarka Dhismaha Safaaradda Yuhuudda ku leedahay caasimadda Turkiga ee  Ankara iyo Qunsuliyadda ay ku leeyihiin Istanbul.

Dibadbaxyaasha ayaa waxay wateen Calanka Falastiin iyo Boorar ku qornaa Erayo lagu taageerayey Qaddiyada Reer Falastiin. Waxay kaloo ku dhawaaqayeen hadalo ay ku cambaaraynayeen Yuhuudda iyo Maraykanka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweyne Erdogan waxa uu xalay Khadka Telefoonka kula xiriiray Madax Carbeed, oo ay ka wada hadleen Tacadiyada ay Yuhuudda ka wadaan Masjidka Al-Aqsa ee magaalladda Quddus.

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Teyib Erdogan ayaa Madaxda uu la hadlay waxay kala yihiin:

Boqorka dalka Urdun, Boqor Cabdalla Bin Xuseen, Amiirka Kuweyt,Sheekh  Nawaat Al-Sxked Al-sabaax, Madaxweynaha Maamulka Falastiin, Maxamuud  Cabaas  Abu Maasim iyo Hoggaamiyaha Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee XAMAAS,  Ismaaciil Haniyah.

Latest stories