HomeCaalamkaAkhriso:-Tirada dadka lagu dilay duqeymo ay fuliyeen Diyaaradaha Israel

Akhriso:-Tirada dadka lagu dilay duqeymo ay fuliyeen Diyaaradaha Israel

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ugu yaraan 24 qof oo Falastiiniyiin ayaa lagu dilay Weerar ay Diyaaradaha Dagaalka Israel ka geysteen dhulka go’doonsan ee Marinka Qasa, sida laga soo xigtay Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Falstiin. Ciiddanka Israel  ayaa waxaa ay weli saakayto oo Talaado ah sii wadaan Duqeymaha ay ku beegsanayaan Bar-tilmaameedyo ku yaalla magaalladda Khaan Yoonis, Xerada Qaxootiga ee […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 24 qof oo Falastiiniyiin ayaa lagu dilay Weerar ay Diyaaradaha Dagaalka Israel ka geysteen dhulka go’doonsan ee Marinka Qasa, sida laga soo xigtay Wasaaradda Caafimaadka ee Maamulka Falstiin.

Ciiddanka Israel  ayaa waxaa ay weli saakayto oo Talaado ah sii wadaan Duqeymaha ay ku beegsanayaan Bar-tilmaameedyo ku yaalla magaalladda Khaan Yoonis, Xerada Qaxootiga ee Bureyj iyo Deegaanka Al-zaytuun.

- Advertisement -

Ugu yaraan 3 qof oo Rayid ah aya waberigii saakayto lagu dilay Duqeyn ay Diyaaradaha Dagaalka Israel ku beegsadeen dhismo ku yaalla Xerada Qaxootiga ee Al-shaadi

Afhayeenka Ciiddanka Difaaca Madaniga ee magaalladda Qasa,Racid Al-Daxshan waxa uu u sheegy Telefishinka Aljazeera in saddex qof ee la dilay ay ku jiraan Haween iyo Nin baahiyayaalka gaarka qaba.

Wasaaradda Caafimaadka Qasa waxay sheegtay in tirade dadka ku dhinty Duqeymaha Israel ay sare u kacday oo ay gaareen ilaa 24 qof oo 9 ka mid ah carruur ahaayeen.

- Advertisement -

Ugu yaraan 106 kale ayaana ilaa iyo haatan  ku dhaawacmay duqeymahaasi.

Latest stories