HomeCaalamkaRabshado hor leh oo Maanta ka dhacay Masaajidka Al-Aqsa 

Rabshado hor leh oo Maanta ka dhacay Masaajidka Al-Aqsa 

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Qalalaase hor leh ayaa dhexmaray booliska Israa’iil iyo shacabka Falastiini ah kaas oo ka dhacay masaajidka Al Aqsa ee ku yaalla Qudus ka hor qorshaha ku aadan dabaaldegga maalinta qarannimada oo ay xusayaan shacabka Israa’iil. Dibadbaxyaasha ayaa dhagxaan ku gooyay afaafka hore ee saldhig boolis ah oo ku yaalla Qudus halkaas oo booliiska Israel ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qalalaase hor leh ayaa dhexmaray booliska Israa’iil iyo shacabka Falastiini ah kaas oo ka dhacay masaajidka Al Aqsa ee ku yaalla Qudus ka hor qorshaha ku aadan dabaaldegga maalinta qarannimada oo ay xusayaan shacabka Israa’iil.

Dibadbaxyaasha ayaa dhagxaan ku gooyay afaafka hore ee saldhig boolis ah oo ku yaalla Qudus halkaas oo booliiska Israel ay ku ridayeen rasaas cinjr ah ah iyo bam gacmeedyo, sida ay wararka sheegayaan.

- Advertisement -

Boqolaal Qof ayaa ku dhaawacantay, 6 Weriye iyo 50 Qof ayaa la dhigay Isbitaalada kadib markii ciidamada Israel ay Rasaas iyo Gaaska sunta ah ay dadkaan u adeegsadeen.

Waxaa laga cabsi qabaa in maanta ay mar kale halkaas ka dhacaan rabshado hor leh, Waxaa sii kordhaya khalalaasaha oo markii hore ka dhashay qoysas Falastiiniyiin ah oo laga saaray xaafad ay deganayeen oo daris la ah masaajidka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts