HomeCaalamkaDhimasho iyo dhaawac ka dhashay Duqeyn ka dhacday Qasa

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Duqeyn ka dhacday Qasa

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Diyaarad Daroon oo ay Milliteriga Yuhuuda leeyihiin ayaa waxay Gantaal la beegsaday dad ku sugnaa Waddo ku taalla magaalladda Beytu Xanuun ee ka tirsan Deegaanada Marinka Qasa.

Ilo caafimaad ayaa sheegay inay Duqeyntaasi ku shahiideen Allaha U Naxariisto 9 qof oo 3 ka mid carruur lahaayeen.

- Advertisement -

Isbitaalka waxaa kaloo la dhigay dad Reer Falastiin oo ku dhaawacantay Duqeynta oo ka dhacday Waddo loogu magac daray Masaarida oo ku yaalla magaalladda Beyta Xanuun ee Marinka Qasa ee dhulka Reer Falastiin.

Latest stories