HomeCaalamkaDowladdaha Turkiga iyo Sacuudiga oo wadahadal muhiim ah yeelan doona

Dowladdaha Turkiga iyo Sacuudiga oo wadahadal muhiim ah yeelan doona

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga, Mevlüt ÇavuÅŸoÄŸlu  ayaa qorsheynayo inuu Toddobaadka soo socdo safarkiisii u horeeyey ee uu ku tago Caasimadda dalkasi ee Riyaadh tan iyo sanadkii 2017-kii. Saraakiil la hadashay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay inuu Wasiirku qorsheynayo inuu bishan 11-da Kulan la yeesho Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan (MBS). Xiriirka Diplomaasiyadeed ee labada […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu  ayaa qorsheynayo inuu Toddobaadka soo socdo safarkiisii u horeeyey ee uu ku tago Caasimadda dalkasi ee Riyaadh tan iyo sanadkii 2017-kii.

Saraakiil la hadashay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay inuu Wasiirku qorsheynayo inuu bishan 11-da Kulan la yeesho Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan (MBS).

- Advertisement -

Xiriirka Diplomaasiyadeed ee labada Waddan ayaa xayirnaa dhowkii sano ee la soo dhaafay, iyadoo Dowladda Sacuudiga ka carootay Taageeradda uu Turkiga la garab taagnaayeen Dowladda Qatar, kadib,  Cunaqabatayntii ay Sacuudiga iyo kuwo kale ku soo rogeen Qatar.

Sidoo kale, Sacuudiga iyo Turkiga ayaa isku maandhaafay dilkii ay Sirdoonka Sacuudiga ee Saxafigii  Jamaal Khashoggi, kaasi oo lagu dilay Qunsuliyadii Safaaradda Sacuudiga ku lahaayeen magaalladda Istanbul bishii October 2-dii ee sanadkii 2018-kii.

Dhinaca kale, Dowladda  Sacuudiga waxay 98% joojiyeen Badeecadihii Ganacsiga ee Turkiga, isla markaana waxay Sacuudiga albaabadda u laabeen 8 Dugsiyo Turkishka ku lahaayeen Sacuudiga.

- Advertisement -

Madaxweyne Erdogan waxa uu xilligaasi sheegay in Amarka lagu dilay Jamal Khashoggi ay bixiyeen Saraakiil heer sare oo ka tirsan Dowladda Scuudiga.

Latest stories