HomeCaalamkaRa’iisul Wasaaraha Pakistan oo booqanaya Sacuudiga iyo ujeedkiisa

Ra’iisul Wasaaraha Pakistan oo booqanaya Sacuudiga iyo ujeedkiisa

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaaraha dalka Pakistan Imran Axmed Khan ayaa Maanta oo Jimco ah u bilaaban doonta Booqasho 3 maalmood oo uu ku tegi doono Caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh, kadib, markii uu casuumaad ka helay Dhaxal-suge Amiir Maxamed Bin Salman (MBS). Wafdiga Imraan Khan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirkiisa Arrimaha Dibedda, Shah Maxamuud Qureysh iyo […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha dalka Pakistan Imran Axmed Khan ayaa Maanta oo Jimco ah u bilaaban doonta Booqasho 3 maalmood oo uu ku tegi doono Caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh, kadib, markii uu casuumaad ka helay Dhaxal-suge Amiir Maxamed Bin Salman (MBS).

Wafdiga Imraan Khan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirkiisa Arrimaha Dibedda, Shah Maxamuud Qureysh iyo xubno kala oo ka tirsan Golaha Wasiiradda ee Pakistan.

- Advertisement -

Wafdi hordhac ah oo uu hoggaaminayey Taliyaha Guud ee Ciiddanka Pakistan, Jeneral Javed Bajwa ayaa horey u joogay Sacuudiga, isagoo maalintii Arbacada Kulan la yeeshay dhigiisa Sacuudiga, Jeneral Fayiadh Bin Hamad Al-Rowaily.

Wafdiga Pakistan waxay Madaxda Sacuudiga kala hadli doonaan Xiriirka labada dal, Iskaashiga Dhaqaalaha, Ganacsiga, Maalgashiga, Tamarta, Fursadaha Shaqo ee Xoogsatada Pakistan iyo Danaha Qurbo-joogta Pakistan ee ku nool Sacuudiga.

Waxaa la filayaa in RW Pakistan uu Madaxda Sacuudiga la saxiixan doono tiro Heshiisyo iyo Is-faham ee labada dhinac, wuxuuna sidoo kalen la kulmi doona Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), Yuusuf Al-Cuthmaani  iyo Imaamyada Labada Masjid ee Barakaysan ee Maka Al-mukarama iyo Madiinatul-Munawara.

- Advertisement -

W/Q: Ustaad Nuuradiin.

Latest stories