HomeWararMadaxweyne Lafta-gareen oo Guddi baaris u magacaabay dilka Carruurtii

Madaxweyne Lafta-gareen oo Guddi baaris u magacaabay dilka Carruurtii

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweyaha dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Guddi KMG ah oo baaris u magacaabay dilkii duleedka Magaalada Baydhabo loogu geystay Carruurtii walaalaha ahaa. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa lagu magacaabay Guddigaan oo ka kooban 9-xubnood, kuwaasi baaritaan dhab ah ka keeni doona kiiska Carruurtii la dilay 7 bishii April […]

- Advertisement -

Madaxweyaha dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Guddi KMG ah oo baaris u magacaabay dilkii duleedka Magaalada Baydhabo loogu geystay Carruurtii walaalaha ahaa.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa lagu magacaabay Guddigaan oo ka kooban 9-xubnood, kuwaasi baaritaan dhab ah ka keeni doona kiiska Carruurtii la dilay 7 bishii April ee sanadkan 2021.

- Advertisement -

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Guddiga faray inay si dhaqsi ah u bilaaban howshooda, isla markaana natiijo dhab ah keenaan, si sharciga loo marsiiyo dadkii ka dambeeyay dilka Carruurta.

Taliska Booliska Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maalmo kahor warbaabhinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in kiiska Carruurta loo haayo 6 ruux, isla markaana hal qof oo kamid ah uu kiiska ku cad yahay.

Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga la magacaabay.

- Advertisement -

Latest stories