HomeCaalamkaFalastiin oo War kulul kasoo saartay Dil loo geystay Wiil dhalinyaro

Falastiin oo War kulul kasoo saartay Dil loo geystay Wiil dhalinyaro

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Afhayeenka Madaxtooyada Falastiin Nabil Abu Rudeineh ayaa cambaareeyay  dilka wiil dhalinyaro ah oo ciidamada Israa’iil ay ku dileen  waqooyiga Daanta Galbeed ee la haysto.

Afhayenka ayaa sheegay in  Dowlada Israel ay sii wadaan  barakicin iyo xasuuq ay ku hayaan  dadka Falastiiniyiinta, wuxuuna ka codsaday beesha caalamka iyo hay’adaheeda inay ilaalin caalami ah siiyaan dadka reer Falastiin.

- Advertisement -

Saciid Yusef Odeh oo 16-sano jir ah  ayaa lagu dilay deeegaanka Odla ee Nablus ,ka dib markii uu  iska horimaad la galay ciidanka Israel,.

Dilka wiilkaasi ayaa dhacay xilli ciidamada Israa”iil la tilmaamay in ay raadinayeen nin Falastiin ah oo maalinimadii Axadda dhaawacay 3-ka tirsan ciidamada dalkaasi.

Latest stories