HomeCaalamkaDowladdaha Turkiga iyo Masar oo wada-xaajood adeg u furmay

Dowladdaha Turkiga iyo Masar oo wada-xaajood adeg u furmay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ee Magaaladda Qaahira ee Caasimadda dalka Masar waxaa ka furmay Shir ay ka qeyb galayaan Wasiir-ku-xigeenada Arrimaha Dibedda ee Labada dal. Kulankaasi oo socon doona muddo  2 maalmood ayaa waxaa uu hordhac u yahay Wada-xaajoodyo Diplomaasiyadeed oo la doonayo in lagu caadiyeeyo Xiriirka Labada dal. Wafdiga Turkiga ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ee Magaaladda Qaahira ee Caasimadda dalka Masar waxaa ka furmay Shir ay ka qeyb galayaan Wasiir-ku-xigeenada Arrimaha Dibedda ee Labada dal.

Kulankaasi oo socon doona muddo  2 maalmood ayaa waxaa uu hordhac u yahay Wada-xaajoodyo Diplomaasiyadeed oo la doonayo in lagu caadiyeeyo Xiriirka Labada dal.

- Advertisement -

Wafdiga Turkiga ka socda ayaa waxaa hoggaaminayo Wasiir-xigeenka Arrimaha Dibedda, Sedat Onal, halka Masaaridana uu horkacayo Ku-Xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda, Hamdi Sanad Loza.

Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Masar, Ahmed Hafez ayaa sheegay inuu Kulankaasi sahan u yahay sidii loo hagaajin lahaa Xiriirka labada dal oo Go’aan tan iyo markii xilka laga tuuray  Madaxweynihii hore ee Masar,  AUN Marxuum Maxamed Mursi.

Dowladaha Masar iyo Turkiga waxay kaloo isku khilaafeen Colaadda dalka Libiya iyo Taageerada Turkiga ee Ururka Akhwaanul-muslimiinka ee Masar laga mamnuucay iyo Shidaal baarista Badda Mediterranean Sea oo ay isku khilaafsan yihiin Dowladaha Masar,  Turkiga iyo Giriiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts