HomeWararQatar iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay xaaladda Cakiran ee Soomaaliya

Qatar iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay xaaladda Cakiran ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ku-xigeenka RW, ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar, Sheekh Maxamed Bin C/raxmaan Al-thaani ayaa waxaa uu la kulmay Ergayga khaaska ee Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqa-sooranka ee Dowladda UK ugu qaabilsan Arrimaha Qaaradda Afrika. Twitter-ka Wakaalladda Wararka Qatar ee QNA ayaa lagu sheegay inay Labada Mas’uul isla gorfeeyeen dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee xaaladaha Somalia […]

- Advertisement -

Ku-xigeenka RW, ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar, Sheekh Maxamed Bin C/raxmaan Al-thaani ayaa waxaa uu la kulmay Ergayga khaaska ee Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqa-sooranka ee Dowladda UK ugu qaabilsan Arrimaha Qaaradda Afrika.

Twitter-ka Wakaalladda Wararka Qatar ee QNA ayaa lagu sheegay inay Labada Mas’uul isla gorfeeyeen dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee xaaladaha Somalia iyo Suudan.

- Advertisement -

Ku-xigeenka RW, ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar iyo Ergayga khaaska ee Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqa-sooranka ee Dowladda UK ayaa sidoo kale ka wada hadlay khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada dhaceysa.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Qatar ayaa lagu sheegay inay Labada Mas’uul kulan ku yeesheen Caasimadda dalkaasi ee Doha.

Dowladda Qatar waxay galaangal  Siyaasadeed ku dhex leedahay Arrimaha Siyaasadda ee dalalka Somalia iyo Sudan, waxaana wafdi ka socda Qatar ay ku sugan yihiin Caasimadda dalka ee Muqdisho, iyagoona ka wada kulamo siyaasadeed oo ku aadan doorashada.

- Advertisement -

Ergeyga ka socda Qatar Dr. Mutlaq Al-Qahtani ayaa kulamo kala duwan la qaatay Madaxda dowladda Federaalka, Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Midowga Musharaxiinta, waxaa Qatar ay muujineysaa sida ay uga go’an tahay taageerida doorasho nabdoon ah oo dhacda.

Latest stories