HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo shalay soo gaaray Caasimadda dalka ee Magaalada Muqdisho ayaa saakay dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Shaati guduud kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, isagoona loo gabiyay dhinaca Xarunta Madaxtooyada. […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo shalay soo gaaray Caasimadda dalka ee Magaalada Muqdisho ayaa saakay dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Shaati guduud kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, isagoona loo gabiyay dhinaca Xarunta Madaxtooyada.

- Advertisement -

Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa shalay Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta xalinta khilaafaadka Dr. Mutlaq Al-Qahtani.

Labada dhinac Dr. Mutlaq Al-Qahtani iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee Cakiran ee dalka, marxalada kala guurka iyo qabsoomida doorashooyinka dhaceysa Soomaaliya.

Sidoo kale inta uu socday kulanka ayaa waxaa looga arrinsaday Mashaariicda horumarineed ee dowladda Qatar ka fulineyso deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo la dagaalanka wax loogu yeero Argagixisada.

Latest stories