HomeWararGuddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Qatar

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Qatar

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Qatar. Wefdigaan oo uu hogaaminayay ergayga gaarka ah ee Wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada Dr. Mutlaq Al qaxtaani iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxa ay ka […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Qatar.

Wefdigaan oo uu hogaaminayay ergayga gaarka ah ee Wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada Dr. Mutlaq Al qaxtaani iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxa ay ka wada hadleen xaaladda guud ee Dalku marayo, xallinta khilaafyada ku hor gudban arrimaha Doorashooyinka.

- Advertisement -

Dr. Mutlaq Al qaxtaani ayaa horay ula kulmay mas’uuliyin kala duwan oo isugu jira dhanka Dowladda federaalka iyo Macuuradka, waxaana kulamada intooda badan diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo doorka dowladda Qatar ee arrimaha Soomaaliya.

 

Latest stories