HomeWararXildhibaan ka tirsanaa J/land oo geeriyooday iyo Axmed Madoobe oo ka hadlay

Xildhibaan ka tirsanaa J/land oo geeriyooday iyo Axmed Madoobe oo ka hadlay

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Xildhibaan horey oo ka tirsanaa Baarlamaankii koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa habeenkii xalay aheyd ku geeridooday Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulkaas.

Xildhibaanka dhintay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Maxamed  Cabdi Kilaas, waxaana warar la helayo ay sheegayaan in Marxuumka uu maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay Kismaayo.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay geerida ku timid Xildhibaan hore Maxamed Kilaas, oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaankii 1-aad ee Jubbaland.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo Bulshada Maamulkiisa uga tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistii Xildhibaanka.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah tacsi ugu diray ehelkii, qaraabadii, iyo Saxiibadii Marxuumku uu ka baxay isagoo Allah “SWC” uga baryay inuu janadii fardowso ka waraabiyo.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories