HomeWararShariif Sheikh Axmed oo kusoo laabtay Magaalada Muqdisho

Shariif Sheikh Axmed oo kusoo laabtay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa la filayaa in goordhow uu ka  hadlo arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaa arrimaha muranku ka taagan yahay ee doorashooyinka iyo khilaafka xooggan ee ka dhex-taagan dhinacyada isku haya doorashada. Mas’uuliyiin kala duwan ayaa […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa la filayaa in goordhow uu ka  hadlo arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaa arrimaha muranku ka taagan yahay ee doorashooyinka iyo khilaafka xooggan ee ka dhex-taagan dhinacyada isku haya doorashada.

Mas’uuliyiin kala duwan ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, waxaana lafilayaa in goordhaw uu la hadlo warbaahinta isagaa ka hadli doona xaaladda taagan ee dalka.

- Advertisement -

Warbaahinta ayaa lagu war galiyay in Shariif Sheikh Axmed uu saacadaha soo aaddan hadli doono, waxaana loo yeeri warbaahinta Madaxabannaan.

Latest stories