HomeCaalamkaDadkii ugu badnaa oo Dal ugu dhintay nuucyo cusub oo COVID-19 ah

Dadkii ugu badnaa oo Dal ugu dhintay nuucyo cusub oo COVID-19 ah

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dalka Hindiya ayaa laga dayrinaya xaalada xanuunka Covid-19  waxaana la soo warinaya in ka badan  200,000 oo qof in ay ku dhinteen xanuunka  iyadoo ay aad u sii kordheyso nuucyo cusub oo aan wali la garaneyn kana bilaawaday magaalooyinka iyo degaanada foog ee Miyiga waxaan la sheegaya in daryeelka caafimaadka u qarka u saran yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Hindiya ayaa laga dayrinaya xaalada xanuunka Covid-19  waxaana la soo warinaya in ka badan  200,000 oo qof in ay ku dhinteen xanuunka  iyadoo ay aad u sii kordheyso nuucyo cusub oo aan wali la garaneyn kana bilaawaday magaalooyinka iyo degaanada foog ee Miyiga waxaan la sheegaya in daryeelka caafimaadka u qarka u saran yahay in la waayo.

Wasaaradda caafimaadka ayaa soo warisay in ay u dhinteen xanuunka Covid-19 dad gaaraya 3,293 COVID-19 24-kii saac ee la soo dhaafay, taas oo keeneysa wadarta dhimashada Hindiya ilaa 201,187, maaddaama waddanka labaad ee adduunka ugu dadka badan uu yahay dalka Hindiya.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegaya in 362,757 oo qof in laga helay cudur cusub oo la sheegay in u qayb ka yahay Covid-19 kaas oo kor u qaaday tirade guud ee xanuunka dalka Hindiya oo gaaraysa 17.9 milyan.

Hindiya ayaa hatan safka hore kagag jirta wadamada qatarta ugu jira Covid-19 iyadoo ay ka soo kabanayaan dalalka Mareykanka, Brazil iyo Mexico.

Magaalada caasimada ah  New Delhi ayaa lagu soo rogay xayirad taa oo looga goleeyahay sidii loo xakamayn lahaa faafitanka xanuunka sidoo kale qaar ka mid ah gobolada dalka Hindiya ayaa dhaqaan galaiyay xayiradah lagu soo rogay oo ay ka mid yihiin gobolada  koonfurta  Maharashtra iyo Karnataka.

- Advertisement -

Dadka ayaa qaadanaya tallaal ka hortaga  xanuunka Covid-19 maalinta Sabtiga ee nagu soo aadan si ay dadku uga badbaadan xanuunka oo si aad ah ugu faafaya gudaha dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts