HomeWararTaliyihii Booliska Degmada Yaaqshid oo isku dhiibay Ciidanka Mucaaradka

Taliyihii Booliska Degmada Yaaqshid oo isku dhiibay Ciidanka Mucaaradka

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Iyadoo saacado ka hor uu Taliyihii Booliska Dedmada Shibis uu isku dhiibay Ciidanka Kasoo horjeeda muddo kororsiga Farmaajo ee ku sugan Miranaayada ayaa haddana waxaa isi soo dhiibay Taliyihii ciidanka booliiska ee Saldhigga degmada yaqshiid Faarax Cadaani. Wararku waxaa ay sheegayaan inTaliyuhu uu isku dhiibay Ciidanka ka gadoodsan muddo kordhinta Farmaajo ee fariisimaha ka sameystay […]

- Advertisement -

Iyadoo saacado ka hor uu Taliyihii Booliska Dedmada Shibis uu isku dhiibay Ciidanka Kasoo horjeeda muddo kororsiga Farmaajo ee ku sugan Miranaayada ayaa haddana waxaa isi soo dhiibay Taliyihii ciidanka booliiska ee Saldhigga degmada yaqshiid Faarax Cadaani.

Wararku waxaa ay sheegayaan inTaliyuhu uu isku dhiibay Ciidanka ka gadoodsan muddo kordhinta Farmaajo ee fariisimaha ka sameystay fagax iyo sanca.

- Advertisement -

Wali maamulka Degmada Yaaqshid kama hadlin is dhiibataan Taliye Caddaani, sidoo kale ma jiro wax ar ah oo kasoo baxay Booliska Gobolka Banaadir oo ay kaga hadlayaan Taliyaasha is dhiibay galabta.

Latest stories