HomeWararMidowga Yurub oo taageeray go’aankii Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika

Midowga Yurub oo taageeray go’aankii Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Midowga Yurub ayaa taageeray go’aankii Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ee ku cambaareeyeen Mudddo kordhintii golaha shacabka ay u sameeyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Mxamed Farmaajo. Qoraal ka soo baxay Wakiilka Sare ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda iyo Siyaasadda Amniga Joseph borrell ayaa waxaa uu si cad loogu taageeray go’aankii Golaha Amniga iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Midowga Yurub ayaa taageeray go’aankii Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ee ku cambaareeyeen Mudddo kordhintii golaha shacabka ay u sameeyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Mxamed Farmaajo.

Qoraal ka soo baxay Wakiilka Sare ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda iyo Siyaasadda Amniga Joseph borrell ayaa waxaa uu si cad loogu taageeray go’aankii Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika, waxaana uu sheegay In Midowga Yurub uu taageersan yahay diidmada muddo kordhin kasta, isagoo xusay in si dhaqsi leh loogu laabto wadaxaajoodka, oo uu fududeeyo ergayga Midowga Afrika.
sidoo kale Qoraal uu soo saaray Wakiilka Sare ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda iyo Siyaasadda Amniga Joseph borrell ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay in dib ay isugu laabtaan Hoggaamiyayaasha Soomaalida si loo gaaro is afgarad dhanka doorashooyinka ah, iyadoo lagu saleynayo heshiiskii 17 Sebtember 2020.

- Advertisement -

sidoo kale Midowga Yurub ayaa wuxuu kaloo soo dhoweeyay baaqa ah in Shirka dalal ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya (TCC) oo lagu qiimeynayo xaalada amni ee Soomaaliya, xili khilaafka u dhexeya Dowladda iyo xubnaha Mucaaradka ahi uu cirka iku sii shareerayo, waxaana dhankooda ay caddeeyeen Midowga Yurub inay diyaar u yahay inuu si dhaw u lashaqeyaan ergayga midowga africa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts