HomeWararBannaanbax la lagu waday inuu Baydhabo ka dhaco oo dib u dhacay

Bannaanbax la lagu waday inuu Baydhabo ka dhaco oo dib u dhacay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Waxaa maanta dib u dhac ku yimid banaanbax balaaran oo todobaadkii hore Culimada Baydhabo ku baaqeen kaas oo lagu dalban lahaa in lasoo de dejiyo kiisaska labadii caruur oo baydhabo lagu diley. Qaar ka mid Culimada Magaalada Baydhabo iyo aabaha dhalay labada caruurta ee cadaalada loo raadinayo ayaa bulshada u sheegey in codsi ka yimid […]

- Advertisement -

Waxaa maanta dib u dhac ku yimid banaanbax balaaran oo todobaadkii hore Culimada Baydhabo ku baaqeen kaas oo lagu dalban lahaa in lasoo de dejiyo kiisaska labadii caruur oo baydhabo lagu diley.

Qaar ka mid Culimada Magaalada Baydhabo iyo aabaha dhalay labada caruurta ee cadaalada loo raadinayo ayaa bulshada u sheegey in codsi ka yimid madaxweynaha koonfur galbeed dib loogu dhigey banaabaxa.

- Advertisement -

Aabaha dhalay caruurta Aweys Cabdullaahi Ibraahin ayaa sheegey in madaxweynaha uu u sheegey in baarista kiisas lagu soo kordhinayo khubaro ku xeeldheer baaritanka waana mida keentey dib u dhaca.

sidoo kale culimada ayaa iyagana bulshada ugu baaqey ajiibitaanka codsiga madaxweynaha koonfur galbeed maadaama uu sheegay in baaritaanku uu socdo.

14 maalin ka hor ayay aheyd markii Cabdulmudhcim Aweys iyo Aamino Aweys iyagoo meydkooda waran laga heley duleedka Magaalada Baydhabo hase ahaatee arrintaan ayaa yaab ku noqotay guud ahaan ummadda Soomaaliya iyo Koofur galbeed

Latest stories