HomeCaalamkaQarax khasaaro gaystey oo ka dhacay magaalada Quetta ee dalka Pakistaan

Qarax khasaaro gaystey oo ka dhacay magaalada Quetta ee dalka Pakistaan

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lala beegsaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla magaalada Quetta ee dalka Pakistaan ayaa waxaa ku dhintay 4 qof. Weerarkan ayaa waxaa sidoo kale uu dhaawac ka soo gaaray 11 qof. Safiirka Shiinaha u fadhiya dalka Pakistan ayaa la tuhunsan yahay in qaraxan lagula beegsaday meel gawaarida […]

- Advertisement -

Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lala beegsaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla magaalada Quetta ee dalka Pakistaan ayaa waxaa ku dhintay 4 qof.

Weerarkan ayaa waxaa sidoo kale uu dhaawac ka soo gaaray 11 qof.

- Advertisement -

Safiirka Shiinaha u fadhiya dalka Pakistan ayaa la tuhunsan yahay in qaraxan lagula beegsaday meel gawaarida la dhigto oo ku taalla huteelka, sida ay wariyayaasha sheegeen.

Safiirka ayaa waxaa uu ku sugnaa magaalada Quetta, ee caasimadda gobolka Balochistan ee ku Taalla xudduuda Afqanistaan, balse markii uu qaraxa dhacayay goobta kuma sugnayn.

Latest stories