HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo war kasoo saartay Xukunkii Derek Chauvin

Qaramada Midoobay oo war kasoo saartay Xukunkii Derek Chauvin

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay Michelle Bachelet ayaa soo dhaweysay xukunkii askarihii hore ee ka tirsanaa booliska Minneapolis, iyagoo ugu yeertay in Derek Chauvin uu geystay dambi dilkii George Floyd.

Waxay sheegtay in xukunkan uu muhiim u ahaa adkeysiga qoyskiisa iyo bulshada kale ee ku baaqeysay caddaalada, waxayna xustay in natiijo kasta oo kale ay noqon laheyd carqalad dhanka caddaaladda ah.

- Advertisement -

“Kiiskan wuxuu si aan hore loo arag gacan uga geystay muujinta ka hortagga mowjadaha cunsuriyada nimaadmsan ee lagu ragaadisay nolosha dadka asalkoodu yahay Afrikanka, haatanna waxaa la joogaa wakhtigii si adag loo baari lahaa micnaha guud ee dilkii George Floyd” ayay tiri Batchelet.

Bachelet waxay sheegtay in ciqaab la’aanta dambiyada iyo ku xad gudubka xuquuqda aadanaha ee saraakiisha booliska ay tahay in la joojiyo.

Bishii June ee sanadkii hore, Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa iskugu yimid fadhi gaar ah oo ku saabsanaa nidaamka midabtakoorka iyo naxariis darrada booliska ee lagula dhaqmo dadka asalkoodu yahay Afrikanka, kaddib dilkii uu Chauvin u geystay Floyd 25-kii bishii May ee 2020.

Latest stories