HomeCaalamkaTurkiga oo markale Dowlad weyn ka iibsanaysa Gantaalladda S-400

Turkiga oo markale Dowlad weyn ka iibsanaysa Gantaalladda S-400

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Turkiga, Mevlut Cavusoglu ayaa shaaciyey Labo Ajendo oo ay Turkiga iyo Raashiya ku kala iibsan doonaan Hubka ay labada dal farsameeyaan. Wasiirka oo Wareysi siiyey Telefishinka The Haber Turk TV channel  waxa uu tilmaamay inay Wada-xaajood kula jiraan Dowladda Raashiya, si ay uga iibsadaan Qeybtii Labaad ee Gantaalladda Nidaamka Difaaca […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Turkiga, Mevlut Cavusoglu ayaa shaaciyey Labo Ajendo oo ay Turkiga iyo Raashiya ku kala iibsan doonaan Hubka ay labada dal farsameeyaan.

Wasiirka oo Wareysi siiyey Telefishinka The Haber Turk TV channel  waxa uu tilmaamay inay Wada-xaajood kula jiraan Dowladda Raashiya, si ay uga iibsadaan Qeybtii Labaad ee Gantaalladda Nidaamka Difaaca Hawada ee S 400, kaasi oo ay Turkiga horey uga iibsadeen Raashiya.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Raashiyaanka iibsan karaan hub iyo qalabka Milliteri ee Turkiga lagu farsameeyo.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Turkiga, Mevlut Cavusoglu waxa uu Wareysigiisa ku soo hadal-qaaday inay diyaar u yihiin inay Maraykanka ka iibsadaan Hubka Casriga, balse loo baahan yahay Qiimo Macquul ah iyo Shuruudo wanaagsan.

Bishan April 12-dii, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Raashiya, Sergey Lavrov waxa uu ka hadlay Warar sheegayey inay Turkiga ka iibinayaan Ukraine diyaradaha Drooniska ee dagaalka loo adeegsado (combat drones).

- Advertisement -

Waxa uu ku booriyey dalalka mas’uulka ah oo ay Turkiga ka mid tahay inaysan Ukraine ka iibinin hub dhiiri-gelin kara Ciiddamadaynta dalkaasi.

Ilo-wareed Diplomaasi oo aan la carabaabin ayaa u sheegay Wargeyska The Turkiye newspaper  inay Turkiga diyaar u tahay iny Hub iyo Daroonis ka iibiyaan dalalka Caalamka oo dhan, oo ay ku jirto Raashiya.

Latest stories

No posts to display

Recent Posts

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires at the United States Embassy in Mogadishu, he leaves at...

Journalist Dies from Gunshot Injuries, NUSOJ Demands Justice and Accountability

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply saddened by the death of Bashir Mohamed Abdullahi, a reporter...

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel and the Two Mothers: The Truth Behind the Story

Daniel and the two mothers: what is true, what is unconfirmed?

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Italy Expands Police Training Support for Somalia

Talyaaniga ayaa Muqdisho ku shaaciyay qorshe lagu xoojinayo iskaashiga amni ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saarayo tababarka booliiska, dhismaha hay’adaha amniga iyo ka hortagga xagjirnimada.

Türkiye pledges continued security and economic support for Somalia

Danjiraha Turkiga Alper Aktaş oo ka hadlaya Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ee Muqdisho

Somalia Sets September 30 for Galmudug, Hirshabelle Elections

The elections hold broader significance for Somalia's political stability. Federal member state elections are crucial for establishing legitimate regional administrations that can partner with the federal government on security, development, and constitutional reform. Any delays or disputes could undermine progress toward the national elections scheduled for 2027. Both elections will proceed simultaneously on September 30, with results expected shortly thereafter.

SNA brobes video of soldiers suffocating bound Al-Shabaab suspect

Somalia's military opened a preliminary investigation on Tuesday after a video circulated online appeared to show members of the...

Follow us

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Popular

spot_img

Popular Categories