HomeWararDowladda Somalia oo Turkiga kala hadashay dib u dhiska Ciidanka

Dowladda Somalia oo Turkiga kala hadashay dib u dhiska Ciidanka

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillo ka socday Saraakiisha Ciidanka Millatariga Turkiga ee ku sugan Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa inta uu socday looga hadlay xoojinta xiriirka dhinaca Ciidamada ee ka dhexeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo dardar-gelin lahaa dib-u-habeynta socota iyo dib u dhiska Ciidanka […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillo ka socday Saraakiisha Ciidanka Millatariga Turkiga ee ku sugan Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa inta uu socday looga hadlay xoojinta xiriirka dhinaca Ciidamada ee ka dhexeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo dardar-gelin lahaa dib-u-habeynta socota iyo dib u dhiska Ciidanka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa Yuusuf ayaa Turkiga uga mahadceliyay dadaalkooda ku aadan dib-u-habeynta Ciidamada dowladda iyo taageerada tababaro oo ay siiyaan Ciidanka.

Dowladda Turkiga ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya siweyn uga taageerta tababarada Ciidamada, waxaana sanadkaan gudihiisa 2021 dalkaas lagu soo tababaray boqolaal Askari oo ka tirsan Ciidanka Gor-gor, halka kuwo kalena loogu qaaday tababar.

Latest stories