HomeCaalamkaWaqtiga ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Suuriya oo la shaaciyay

Waqtiga ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Suuriya oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Suuriya ayaa 26-ka bisha May qaban doonto doorasho madaxtinnimo, sida uu shaaciyay baarlamaanka waddankaas. Madaxweynaha talada haya, Bashar Al-Asad ayaan la fileyn inuu la kulmo tartan adag, waxayna u badan tahay inuu si aqlabiyad ah ugu guulaysan doono doorashadaas. Kadib dagaal socday toban sano, xukuumadda Suuriya ayaa gacanta ku haysa inta badan magaalooyinka dalkaas. Ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Suuriya ayaa 26-ka bisha May qaban doonto doorasho madaxtinnimo, sida uu shaaciyay baarlamaanka waddankaas.

Madaxweynaha talada haya, Bashar Al-Asad ayaan la fileyn inuu la kulmo tartan adag, waxayna u badan tahay inuu si aqlabiyad ah ugu guulaysan doono doorashadaas.

- Advertisement -

Kadib dagaal socday toban sano, xukuumadda Suuriya ayaa gacanta ku haysa inta badan magaalooyinka dalkaas. Ku dhawaad 400,000 oo qof ayaa ku dhintay colaadda Suuriya, waxaana ku barakacay kala bar shacabka waddankaas.

Waa doorashadii labaad ee Suuriya ka dhacda inta uu socday dagaalka sokeeye. Codbixintii dhacday 2014 oo mucaaradka, Maraykanka iyo Midowga Yurub ay ku tilmaameen mid sharci darro ah ayaa waxaa 92% ku guulaystay Bashar Al-Asad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts