HomeWararKoonfur Galbeed oo magacaawday Maareeye Garoon diyaaradeed

Koonfur Galbeed oo magacaawday Maareeye Garoon diyaaradeed

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) ayaa Maareeye Cusub u magacaabey Garoonka diyaaradaha degmada Qansax-dheere. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Xasan Xuseen ayaa waxaa xilka cusub ee Maareeyaha Garoonka diyaaradaha Qansax-dheere ee Gobolka Baay loogu magacaabay inuu noqdo Siraaji Xasan Cabdi. Sababta keentay magacaabista Maareeyaha ayaa […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) ayaa Maareeye Cusub u magacaabey Garoonka diyaaradaha degmada Qansax-dheere.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Xasan Xuseen ayaa waxaa xilka cusub ee Maareeyaha Garoonka diyaaradaha Qansax-dheere ee Gobolka Baay loogu magacaabay inuu noqdo Siraaji Xasan Cabdi.

- Advertisement -

Sababta keentay magacaabista Maareeyaha ayaa waxaa lagu sheegay inay tabay baahi loo qabo in la helo Maareeye Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka Koonfur Galbeed u qaabilsan Qansax-dheere.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

 

- Advertisement -

Latest stories