HomeCaalamkaDagaal u dhexeeya Oromada iyo Amxaarada oo Itoobiya ka dhacay

Dagaal u dhexeeya Oromada iyo Amxaarada oo Itoobiya ka dhacay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Itoobiya ayaa xayiraad ah iney shacabku hub qaadan Karin ku soo rogtay gobollada deegaanka Amxaarada ka tirsan oo ay maalmahanba dagaallo ku dhex marayeen qowmiyado halkaasi wada dega. Wasaaraddu waxay sheegtay ciidammo dowladda dhexe ka tirsan oo si gaar ah gacanta uga hayo deegaannada ay dagaallada ka dhaceen in howl galiyey ciidamaduna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Itoobiya ayaa xayiraad ah iney shacabku hub qaadan Karin ku soo rogtay gobollada deegaanka Amxaarada ka tirsan oo ay maalmahanba dagaallo ku dhex marayeen qowmiyado halkaasi wada dega.

Wasaaraddu waxay sheegtay ciidammo dowladda dhexe ka tirsan oo si gaar ah gacanta uga hayo deegaannada ay dagaallada ka dhaceen in howl galiyey ciidamaduna amar lagu siiyey iney tallaabba ka qaadan cid kasta oo lagu arko meel hoygeeda ka baxsan hub ku qaadato.

- Advertisement -

Wasaaradda gaashaan dhigga ee dalka Itoobiya oo bayan a soo saartay xaaladda amni ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay dagaalladi ka dhacay Bariga deegaanka Amxaarada si wax looga qabto ciidamada qaranka in laga howl geliyey.

Rabshadihi qowmiyadaha Amxaarada iyo Oromada ee wada daga gobollada ay dagaallada ka dhaceen oo hoos taga deegaanka Amxaarada dad badan ayaa ku naf waayey iyaa oo ay hanti bandanna ku burburtay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts