HomeCaalamkaDowladda Mareykanka iyo Japan oo heshiis cusub wada gaaray

Dowladda Mareykanka iyo Japan oo heshiis cusub wada gaaray

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maalintii Jimcaha, waxaa magaalada Washington DC, lagu soo gabagabeeyay shir madaxeed u dhaxeeyay Mareykanka iyo Japan, kaas oo diiradda lagu saaray xiriirka labada dal iyo xaaladda Bariga Aasiya, kaa oo ugu horeyn Beijing ay cambaareysay. Ra’iisul Wasaaraha Japan Yoshihide, oo noqonaayo hogaamiyihii ugu horreeyay ee uu madaxweynaha cusub ee Mareykanka ku qaabilo magaalada Washington, ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalintii Jimcaha, waxaa magaalada Washington DC, lagu soo gabagabeeyay shir madaxeed u dhaxeeyay Mareykanka iyo Japan, kaas oo diiradda lagu saaray xiriirka labada dal iyo xaaladda Bariga Aasiya, kaa oo ugu horeyn Beijing ay cambaareysay.

Ra’iisul Wasaaraha Japan Yoshihide, oo noqonaayo hogaamiyihii ugu horreeyay ee uu madaxweynaha cusub ee Mareykanka ku qaabilo magaalada Washington, ayaa waxay ku heshiyeen in ay si wada jir ah isaga kaashanayaan arrimaha Bariga Aasiya gaar ahaan isbalaarinta Shiinaha.

- Advertisement -

“Waxaa naga go’an inaan si wadajir ah wax uga qabanno caqabadaha Badda Bariga iyo Koonfurta Shiinaha iyo sidoo kale arrinta Kuuriyada Waqooyi,” ayuu Biden ku yiri shir jaraa’id oo uu ku qabtay Aqalka Cad, xilli uu garab taagnaa Ra’iisul Wasaaraha Japan.

Dhinaca kale, Ra’iisul wasaaraha Japan ayaa ka hadlay isbahaysi salka ku haya xorriyadda, dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha ee Aasiya, isagoo carrabka ku adkeeyay in ay ka soo horjeedaan isku day kasta oo ay Beijing ku doonayso inay ku beddesho xaaladda hadda ka jirta Koonfurta iyo Bariga Badaha Shiinaha.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa balanqaaday inuu la shaqeyn doono Xukuumadda Tokyo, si loo dhiirrigeliyo shabakadaha 5G, heshiiskan oo ku kici doona lacag dhan laba bilyan oo doolar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts