HomeWararMaamul Goboleed Amar kasoo saaray Tukashada Salaadaha ee Masaajidda

Maamul Goboleed Amar kasoo saaray Tukashada Salaadaha ee Masaajidda

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo talaado ah soo saartay Amar cusub oo looga hortegayo faafida Cudurka halista ah ee COVID-19 kuna socda shacabka kunool deegaanada maamulka Puntland. Qoraal kasoo baxay Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan ayaa waxaa marka hore lagu sheegay inuu jiro sare u kac la xiriira faafida Cudurka COVID-19, isla markaana […]

- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo talaado ah soo saartay Amar cusub oo looga hortegayo faafida Cudurka halista ah ee COVID-19 kuna socda shacabka kunool deegaanada maamulka Puntland.

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan ayaa waxaa marka hore lagu sheegay inuu jiro sare u kac la xiriira faafida Cudurka COVID-19, isla markaana looga baahan yahay in laga hortego.

- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka ayaa dadka ku tukanaya Masaajiadda Salaadaha Jameecada ku amartay inay isku jirsadaan masaafo dhan ugu yaraan 1.5 Meter, uuna qof kasta soo qaato Afxir (Face Mask).

Sidoo kale Amar kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa ku jira in Salaadaha Taraawiixda aan laga badin 30 daqiiqo, isla markaana qof kasta oo tukanaya uu la yimaado Sujaayad oo aan lagu tukan doonin Sujaayada Masaajidka.

Hoos ka Akhriso Amarka kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Puntland.

- Advertisement -

Latest stories