HomeWararAxmed Madoobe, Saciid Deni iyo Beesha Caalamka oo kulan hadda u socda

Axmed Madoobe, Saciid Deni iyo Beesha Caalamka oo kulan hadda u socda

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Beesha Caalamka ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa hotel ku yaalla Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Kulanka u socda dhinacyada ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladihii ugu dambeeyay ee soo kordhay iyo Go’aankii shalay ay gaareen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee muddo kordhinta loogu sameeyay hay’addaha dowladda iyo […]

- Advertisement -

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Beesha Caalamka ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa hotel ku yaalla Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka u socda dhinacyada ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladihii ugu dambeeyay ee soo kordhay iyo Go’aankii shalay ay gaareen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee muddo kordhinta loogu sameeyay hay’addaha dowladda iyo Madaxweyne Farmaajo.

- Advertisement -

Madaxweyne Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa la sheegayaa in Beesha Caalamka ay gudbiyeen mowqifkooda ku aadan tallaabada laba sanno loogu kordhiyay Madaxweyen Farmaajo.

Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland ay saacadaha soo socda ka ambabixi doonaan Caasimadda dalka ee Muqdisho oo ay ku sugan yihiin muddo ka badan Bil.

Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa si adeg uga soo horjeestay Go’aanka muddo kordhinta labada sanno ee shalay Xildhibaanada Golaha Shacabka ay u sameeyeen hay’addaha dowladda Federaalka ee muddo xileedkoodu dhammaaday.

Latest stories