HomeCaalamkaMadaxweynaha Turkiga oo Baaq kasoo saaray xiisada Ukraine iyo Ruushka

Madaxweynaha Turkiga oo Baaq kasoo saaray xiisada Ukraine iyo Ruushka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in wadahal lagu dhameeyo xiisada ka taagan bariga Ukraine ee gobolka Donbas taasi oo ku aadan qilaafka soo kala dhaxgalay dalalka Ukraine iyo Ruushka. Madaxweyne Erdugan ayaa waxa uu walaac ka muujiyay xaalada siyaasada cakiran waxaana uu kulan uu la qaatay dhiggiisa Ukraine ee Istanbul, isagoo kala […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in wadahal lagu dhameeyo xiisada ka taagan bariga Ukraine ee gobolka Donbas taasi oo ku aadan qilaafka soo kala dhaxgalay dalalka Ukraine iyo Ruushka.

Madaxweyne Erdugan ayaa waxa uu walaac ka muujiyay xaalada siyaasada cakiran waxaana uu kulan uu la qaatay dhiggiisa Ukraine ee Istanbul, isagoo kala hadlay arrin ku aadan xiisada u dhexeeysa dalalka.

- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in miiska wadahadalka la iskugu yimaado waxaana uu inta ku daray in Turkiga uu diyaar u yahay inuu bixiyo wixii taageero ah ee loo baahan yahay.

Erdogan iyo Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa wadahadal ku yeeshay magaalada Istanbul Sabtidii iyadoo ay jirto xiisad u dhaxeysa Kyiv iyo Moscow oo ku saabsan khilaafka muddada dheer ka socday Donbas.

Latest stories