HomeCaalamkaDoorashada ka dhaceysa dalka Chad iyo dadka oo dareeray

Doorashada ka dhaceysa dalka Chad iyo dadka oo dareeray

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

In ka badan 7 milyan oo ka mid ah muwaadiniinta Chad ayaa saakay u dareeray  goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynaha hoggaamin doono sanadaha soo socda dalkaas.

Shacabka Chad ayaa kala dooranaya toban murashax oo u tartamaaya madaxtinimada dalkaas. Madaxweynaha uu hadda xilka ka dhamaaday  Idriis Deby ayaa doonaya inuu ku guuleysto madaxtinimada Chad markii lixaad oo xiriir ah.

- Advertisement -

Mucaaradka dalkaas ayaa sameeyay mudaaharaadyo looga soo horjeedo in madaxweyne idriis marki kale isa soo sharraxo, halka qaar ka mid ah hoggaamiyaasha mucaaradka ay ku baaqeen in la qaadaco doorashada.

Qaramada Midoobe ayaa Jimcihii ku baaqday in doorashadu noqoto mid u dhacda si nabad ah oo lagu kalsoonaan karo.

Madaxweyne Idriis Deby oo 68 jir ah, dalkaasna xukumayay in ka badan 30 sano ayaa doonaya inuu mar kale ku guuleysto doorashada loo dareeray maanta oo Axad ah.

Latest stories