HomeCaalamkaBoqorka Urdun iyo walaalkiis oo meel lagu wada arkay, kadib khilaafkii

Boqorka Urdun iyo walaalkiis oo meel lagu wada arkay, kadib khilaafkii

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Boqorka dalka Jordan Cabdullah iyo dhaxal sugihii hore ee dalkaas oo sidoo kale walaalkiis ah Amiir Xamza ayaa meel lagu wada arkay markii ugu horreysay tan iyo intii uu muranku soo kala dhex galay, iyagoo maanta ka wada qeyb galay xafladda sanad guurada 100-aad ee xornimada dalkaas.

Warbaahinta dowladda ayaa soo bandhigtay sawirrada qoyska boqortooyada oo ku sugan aqalka Raghdan ee Amman.

- Advertisement -

Xamza ayaa Isniintii la soo dhaafay sheegay inuu daacad u noqonati Boqor Cabdalla kaddib markii ay dhexdhexaadin ka dhex sameeyeen qoyska boqortooyada, labo maalmood kaddib markii milatarigu uu uga digay inuu ku dhaqaaqo falal ay ku sheegeen inay wiiqayaan ammaanka iyo xasiloonida Jordan.

Arbacadii la soo dhaafay, Boqorka Jordan ayaa sheegay in meesha laga saaray is maandhaafkii ka dhex taagnaa isaga iyo walaalkii oo ay isku aabbe yihiin isla markaana Xamza uu boqortooyada kula sugan yahay qoyskiisa.

Latest stories