HomeCaalamkaBanaanbaxayaal hor leh oo lagu dilay dalka Myanmar

Banaanbaxayaal hor leh oo lagu dilay dalka Myanmar

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa dhintay , kadib markii ciidanka Myanmar ay rasaas ku fureen mudaaharaadayaal  kasoo horjeeday xukunka Militariga ee dalkaas.

Dad goobjoogayaal ayaa warbaahinta Maxaliga u sheegay inay jiraan dad kale oo ku dhaawacmay rasaasta Ciidamada.

- Advertisement -

Ciidanka Myanmar ayaa awood u adeegsanaaya shacabka si ay u joojiyaan bannaanbaxyada dalkaas ka socda tan iyo markii ay afgenbiyeen xukuumaddii rayadka billaawgii February.

Latest stories