HomeCaalamkaRuushka oo digniin ujeediyay Ukraine

Ruushka oo digniin ujeediyay Ukraine

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Sarkaal sare oo u dhashay dalka Ruush ah ayaa ka digay in Moscow ay soo faragalin karto si ay u caawiso dadka ku hadla afka Ruushka ee ku sugan bariga Ukraine haddii Ukraine ay weerar ku qaaddo kooxaha gooni u goosadka ah ee halkaas jooga Falaagada gooni u goosadka ah ee uu taageero Ruushku iyo […]

- Advertisement -

Sarkaal sare oo u dhashay dalka Ruush ah ayaa ka digay in Moscow ay soo faragalin karto si ay u caawiso dadka ku hadla afka Ruushka ee ku sugan bariga Ukraine haddii Ukraine ay weerar ku qaaddo kooxaha gooni u goosadka ah ee halkaas jooga

Falaagada gooni u goosadka ah ee uu taageero Ruushku iyo ciidamada Ukraine ayaa isku hor fadhiya bariga wadankaas

- Advertisement -

Ruushka sidoo kale wuxuu dhisayay ciidamadiisa xadka uu la wadaago Ukraine.

Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Dmitry Kozak ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay soo fara gelin karaan si ay u “difaacaan” muwaadiniintooda.

Latest stories