HomeCaalamkaDadka Jabuuti oo u dareeray goobaha codbixinta

Dadka Jabuuti oo u dareeray goobaha codbixinta

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Dadka Dalka Jabuuti ayaa u dareeray goobaha codbixinta doorashooyinka madaxtinimo oo saaka si rasmi ah uga furmay guudaha Dalkaasi. Ilaa 215,000 oo ruux ayaa loo diiwaangaliyay in ay ka codeeyaan doorashada manta oo  jimca ah ,iyadoo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo 73 jir uu la tartamayo ganacsade caan ah oo si weyn looga yaqaan Dalkaasi,kaas […]

- Advertisement -

Dadka Dalka Jabuuti ayaa u dareeray goobaha codbixinta doorashooyinka madaxtinimo oo saaka si rasmi ah uga furmay guudaha Dalkaasi.

Ilaa 215,000 oo ruux ayaa loo diiwaangaliyay in ay ka codeeyaan doorashada manta oo  jimca ah ,iyadoo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo 73 jir uu la tartamayo ganacsade caan ah oo si weyn looga yaqaan Dalkaasi,kaas oo lagu magacaabo Zakaria Ismail Farah, oo ah 56 jir ku cusub siyaasadda.

- Advertisement -

kormeerayaasha Caalamiga ah ee doorashada Jabuuti ayaa  sheegeen in howshu codeynta ay si habsami leh uga  socto dhammaan goobaha codbixinta.

Xisbiyada mucaaradka ee ugu waaweyn  Dalka Jabuuti ayaa qaadacay ka qeybgalka doorashada madaxtinimo ee dalkaasi.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ayaa doonaya in uu mar shanad qabto xilka madaxtinimo ka dib kolkii uu talada dalka Jabuuti la wareegay sanadkii 1999-kii.

Latest stories