HomeWararSiciid Deni oo faah faafin ka bixiyay fashilka ku yimid shirkii Afisyooni

Siciid Deni oo faah faafin ka bixiyay fashilka ku yimid shirkii Afisyooni

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo bixiyay wareysi dhinacyo badan taabanayay  ayaa ka hadlay eedeaha Dowladda dhexe ay u jeedisay isaga iyo Axmed Madoobe ee ku aaddan in ay sabab u ahaayeen fashilkii ku yimid shirkii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Deni ayaa iska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo bixiyay wareysi dhinacyo badan taabanayay  ayaa ka hadlay eedeaha Dowladda dhexe ay u jeedisay isaga iyo Axmed Madoobe ee ku aaddan in ay sabab u ahaayeen fashilkii ku yimid shirkii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Deni ayaa iska fogeeyay eedda Culus ee loo jeediyay waxaana uu carrabka ku dhuftay in wax waliba oo sababay fashilka shirkaasi uu mas’uul ka yahay Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Maxmed Farmaajo, isagoo sheegay in la isku mari waayay Ajandaha shirka, waxaana uu tilmaamay in Madaxdu ay Aadeen wadatashiyo ayna Nasiino u bexeen, balse ay ka war heleen hadalka kasoo yeeray Dowladda dhexe ee ahaa in shirkii fashil kusoo dhammaaday oo aan wax Natiijo ah laga gaarin.

- Advertisement -

Horay Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in gabi ahaanba uu burburay shirkii ka socday Teendhada Afisyooni, waxaana wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe waxa uu ku eedeeyey madaxda Jubaland iyo Puntland, oo uu sheegay “inaysan rabin” in dalka ay doorasho ka dhacdo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts