HomeCaalamkaMarkab basaas u ahaa ciidamada kacaanka Iran oo lagu qarxiyay Badda Cas

Markab basaas u ahaa ciidamada kacaanka Iran oo lagu qarxiyay Badda Cas

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Qarax ayaa burburiyay Markab ay leedahay Iraan oo marayay xeebaha Badda Cas ee dalka Yemen, Sidaa waxaa xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Iran. Markabka wuxuu ahaa mid “looga hakiyay in ciidamada Kacaanka Iiraan ay u adeegsadaan howlo basaasnimo ah.” Qarax ayaa Talaadadii lala beesgaday markabka Saviz, wax khasaare ah na kama dhalanin, waxaana weli socda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax ayaa burburiyay Markab ay leedahay Iraan oo marayay xeebaha Badda Cas ee dalka Yemen, Sidaa waxaa xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Iran.

Markabka wuxuu ahaa mid “looga hakiyay in ciidamada Kacaanka Iiraan ay u adeegsadaan howlo basaasnimo ah.”

- Advertisement -

Qarax ayaa Talaadadii lala beesgaday markabka Saviz, wax khasaare ah na kama dhalanin, waxaana weli socda baaritaanno ku aadan dhacdadaas, sida uu sheegay afhayeen u hadlay dowladda Iran.

Wuxuu hadalkiisa sii raaciyay: “Markabka rayidka ah wuxuu saldhiggiisu ahaa halkaas si uu uga hortaggo howlaha burcad badeedda”.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts