HomeWararCiidanka xoogga oo sheegay in Saraakiil katirsan Al-shabaab lagu dilay Jubbada Hoose

Ciidanka xoogga oo sheegay in Saraakiil katirsan Al-shabaab lagu dilay Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Darawiishra Maamulka Jubbaland ayaa howlgallo wadajir ah ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose waxaa ay sheegen in ay ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab. Saraakiisha howlagalka hoggaamineysay ayaa sheegay in ay sigaar ah howlgalka uga fuliyeen degaannada, koban, Araare, Lafaha-ragga iyo Xero –Shiid kuwaas oo dhamaantood u dhaw […]

- Advertisement -

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Darawiishra Maamulka Jubbaland ayaa howlgallo wadajir ah ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose waxaa ay sheegen in ay ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab.

Saraakiisha howlagalka hoggaamineysay ayaa sheegay in ay sigaar ah howlgalka uga fuliyeen degaannada, koban, Araare, Lafaha-ragga iyo Xero –Shiid kuwaas oo dhamaantood u dhaw degaanka Buula –Gaduud ee Gobalka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Guddoomiyaha degaanka Buulo-Gaduud  Mahad Mataan Buulle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlgalka ay sameeyeen Ciidamada lagu dilay ilaa 10 isugu jira Saraakiil iyo dagaalamayaal ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Guddoomiyaha waxaa uu sidoo kale sheegay in ujeedka howlgalka uu ahaa mid amniga lagu xaqiijinayay, isla markaana la doonayay in l-Shabaab looga saaro degaannada howlgalka laga fuliyay.

Latest stories