HomeCaalamkaSacuudiga oo iska fogeeyay isku day Afgembi oo lala damacsanaa boqortooyo  

Sacuudiga oo iska fogeeyay isku day Afgembi oo lala damacsanaa boqortooyo  

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Saraakiisha dalka Sacuudiga ayaa gabi ahaanba gaashaanka u daruuray warar sheegayay in ay ku door ku leeyihiin isku day afgembi oo la sheegay in uu ka dhan ahaa boqortooyada Urdun. Sabtidii dhaxal sugihii hore ee Urdun Xamzah ayaa xabsi guri laga dhigay waxaana lagu eedeeyay in uu minja-xaabinayo amniga qaranka. Arrintan ayaa timid ka dib […]

- Advertisement -

Saraakiisha dalka Sacuudiga ayaa gabi ahaanba gaashaanka u daruuray warar sheegayay in ay ku door ku leeyihiin isku day afgembi oo la sheegay in uu ka dhan ahaa boqortooyada Urdun.

Sabtidii dhaxal sugihii hore ee Urdun Xamzah ayaa xabsi guri laga dhigay waxaana lagu eedeeyay in uu minja-xaabinayo amniga qaranka.

- Advertisement -

Arrintan ayaa timid ka dib markii uu Xamza ka qeyb galay kulan ay lahaayen mid ka mid ah beelaha daga Urudun kaasi oo si cad loogu cambaareeyay boqor Cabdalla.

Xamzah ayaa ka dib soo saaray 2 muuqaal oo uu BBC la wadaagay isaga oo dowladda dalkiisa ku eedeeyay musuqmaasuq iyo waxqabad la’aan.

Waxaa muuqaaladaasi ku sheegay in dadka ay ka baqayaan inay arrintan ka hadlaan iyaga ka baqaya in ay dhibaateeyaan ciidamada ammaanka. Tan iyo wixii ka dambeeyay muuqaalka uu soo saaray xaaladda ayaa la dajiyay ka dib dhexdhexaadin uu gar wadeen ka ahaa boqorka adeerkii.

- Advertisement -

 

Latest stories