HomeWararMaamulka Dowlad Deegaanka oo ka hadlay Khasaaraha dagaalkii dhacay

Maamulka Dowlad Deegaanka oo ka hadlay Khasaaraha dagaalkii dhacay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Tirdo dad ah ayaa ku dhintay dagaallo maalmihii u dambeeyay ka socday xadka Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya. Wararka waxay sheegayaan in dab la qabadsiiyay dhowri guri oo ku yaallay deegaannadaa lagu muransan yahay. Saraakiisha gobolka Canfarta waxay ku eedeeyeen ciidamada Liyuu booliska Soomaalida in 30 qof ay sabtidii ku dileen halkaas. Halka mas’uuliyiinta […]

- Advertisement -

Tirdo dad ah ayaa ku dhintay dagaallo maalmihii u dambeeyay ka socday xadka Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya.

Wararka waxay sheegayaan in dab la qabadsiiyay dhowri guri oo ku yaallay deegaannadaa lagu muransan yahay.

- Advertisement -

Saraakiisha gobolka Canfarta waxay ku eedeeyeen ciidamada Liyuu booliska Soomaalida in 30 qof ay sabtidii ku dileen halkaas.

Halka mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ay sheegeen in ugu yaraan 25 qof oo xoolo dhaqatad ahaa ay maleeshiyaad kasoo tallaabay dhinaca Canfarta ay ku dileen deegaanka.

Ilaa iyo hadda ma kala cadda tirada dadka ku dhintay dagaalladii shaley ka dhacay xadka Soomaalida iyo Canfarta.

- Advertisement -

Shucuubta Soomaalida iyo Canfarta ayaa marar badan ku dagaallamay deegaanno ay labada deegaan lahaanshahooda kala sheegtaan sida Candhuufa, Cadheyti, Garba-ciise iyo tuulooyin kale oo ku yaalla xadka ay wadaagaan labada dhinac.

Latest stories