HomeWararDowladda oo saxiixday heshiis Tallaal kale lagu keenayo dalka Somalia

Dowladda oo saxiixday heshiis Tallaal kale lagu keenayo dalka Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Danjire Cawaale Cali Kulane Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya dalka Shiinaha ayaa heshiis ku aadan hilida talaalka ka hortaga Cudurka aduunka Aafeeyey ee COVID-19  la galay shirkadda Sinopharm ee dalka Shiinaha. Tallaalkan looga hortagayo Cudurka Coronavirus ayaa waxa uu gaaraya 200 kun oo tallaal oo dhawaan la qorsheeyay ee la keeno Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka […]

- Advertisement -

Danjire Cawaale Cali Kulane Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya dalka Shiinaha ayaa heshiis ku aadan hilida talaalka ka hortaga Cudurka aduunka Aafeeyey ee COVID-19  la galay shirkadda Sinopharm ee dalka Shiinaha.

Tallaalkan looga hortagayo Cudurka Coronavirus ayaa waxa uu gaaraya 200 kun oo tallaal oo dhawaan la qorsheeyay ee la keeno Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Safiirka Dowladda Federaalka ee dalka ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in tallaalkan ay dowladda aan saaxiibada nahay ee Shiinaha dalka ugu deeqdo, isla markaana halkaas laga soo qaadoi doono.

La-taliyaha koowaad safaarada Soomaaliya ee Shiinaha Saciid Jaamac Mire ayaa isnaa  uga mahadnaqay dowladda shiinaha sida hagar la’aanta ah ay u garab taagan yihiin dowladda Federaalk, isagoo si gaarana uga mahadnaqay talaalka ay Soomaaliya ugu deeqday.

Arrinkan ayaa imaanaya kadib markii dowlaha caalamka ay bilaabeen in ay dadkooda ka talaalaan cudurka COVID-19 oo aduunka dhan dhibaato ku haaya, waxaana xusid mudan in horey Caasimadda dalka loo keenay Tallaalka COVID-19.

Latest stories