HomeCaalamkaDiyaarad Milliteri oo ku burburtay Bartamaha Turkiga

Diyaarad Milliteri oo ku burburtay Bartamaha Turkiga

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Hal Sarkaal ayaa ku geeriyooday Diyaarad Milliteri oo Maanta ku burburtay Degmadda Karatay ee Gobalka Kony ee Bartamaha dalkaasi. Diyaarad oo nooceedu ahaa NFL-5 ayaa ahayd nooca Tababarka lagu qaato. Duuliyihii Diyaaradda oo lagu magacaabo Kabtan Burak Geneccelebi ayaa ku geeriyooday shilkaasi. Waa shilkii labaad oo ay Diyaarad ay Milliteriga Turkiga lahaayeen burburtay dhowrkii bilood […]

- Advertisement -

Hal Sarkaal ayaa ku geeriyooday Diyaarad Milliteri oo Maanta ku burburtay Degmadda Karatay ee Gobalka Kony ee Bartamaha dalkaasi.

Diyaarad oo nooceedu ahaa NFL-5 ayaa ahayd nooca Tababarka lagu qaato.

- Advertisement -

Duuliyihii Diyaaradda oo lagu magacaabo Kabtan Burak Geneccelebi ayaa ku geeriyooday shilkaasi.

Waa shilkii labaad oo ay Diyaarad ay Milliteriga Turkiga lahaayeen burburtay dhowrkii bilood ee la soo dhaafay.

Lama sheegin waxa sababay shilkaasi.

- Advertisement -

Madaxweyne Erdogan waxa uu ka Tacsideeyey Shilka Diyaaradeed.

Bishii Feberaayo, 11 Askari oo uu ka mid ahaa Jeneral ayaa ku dhintay Diyaarad Helikopter oo ku burburtay Gobalka Bitlis ee Bartamaha Turkiga.

Latest stories