HomeWararSafiirka Soomaaliya ee Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil Tababar u jooga...

Safiirka Soomaaliya ee Qatar oo kulan la qaatay Saraakiil Tababar u jooga dalkaasi

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya  u jooga Dalka Qatar Danjire  Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliya  oo Tababar u jooga dalkaas. Safiirka oo uu la socday uqeybsanaa arrimaha Ciidanka ee Safaaradda General Maxbuub Xasan  Cabaade ayaa kulan waxa ay la qaateen Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka […]

- Advertisement -

Safiirka Dowladda Federalka Soomaaliya  u jooga Dalka Qatar Danjire  Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliya  oo Tababar u jooga dalkaas.

Safiirka oo uu la socday uqeybsanaa arrimaha Ciidanka ee Safaaradda General Maxbuub Xasan  Cabaade ayaa kulan waxa ay la qaateen Saraakiil ka tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed  oo Tababar aqoon kororsi ah u joogay maalmihii la soo dhaafay Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalka Qatar.

- Advertisement -

Saraakiishaan oo soo dhameystay Tababarka aqoon kororsi ah ayaa lagu wadaa in ay dhawaan ku soo noqon doonna dalkooda ,iyagoo qeyb ka noqon doona ciidamada u taagan difaaca dalka.

Latest stories