HomeCaalamkaMaleeshiyaad hubeysan oo weerar ku qaaday kastamka Canshuuraha

Maleeshiyaad hubeysan oo weerar ku qaaday kastamka Canshuuraha

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Dowladda Suudaan ayaa waxay sheegtay in la xiray Xuduudka Gallabat ee laga gudbi jirey, kadib, markii ay Malaeeshiyo Ethiopian ay weerareen 2 Sarkaal oo  joogtay Rugta Kastamka ee Canshuuraha lagu qaado ee Isgoyska isku xira Degaanadda Gallabat iyo Metema. Kala-goyskaasi waxaa inta badan isticmaala Ganacsatada iyo Shaqaalaha isaga kala gudubta labada Waddan, waana halka Shixnadaha […]

- Advertisement -

Dowladda Suudaan ayaa waxay sheegtay in la xiray Xuduudka Gallabat ee laga gudbi jirey, kadib, markii ay Malaeeshiyo Ethiopian ay weerareen 2 Sarkaal oo  joogtay Rugta Kastamka ee Canshuuraha lagu qaado ee Isgoyska isku xira Degaanadda Gallabat iyo Metema.

Kala-goyskaasi waxaa inta badan isticmaala Ganacsatada iyo Shaqaalaha isaga kala gudubta labada Waddan, waana halka Shixnadaha Ethiopia kala soo degsadaan, kana dhoofsadaan Badeecadaha u soo mara Dekedda Port Suudan oo ku taalla Badda Cas.

- Advertisement -

Xirtaanka Kastamka waxaa la go’aansaday, kadib, weerarkaasi oo dhacay Khamiistii la soo dhaafay, iyadoo Ciiddanka Ethiopianka xilligaasi xaadir ku ahaayeen dacalka xiga Xuduudkooda.

Saraakiisha Ethiopianka waxay ku baaqeen in dib loo furo Isgoyska Kastamka Canshuuraha, lagana xaajooda xalka Arrimaha Ammaanka, waxayna hoosta ka xariiqeen inay Waddadaasi muhiim u tahay Ethiopia oo ah dal aan Bad lahayn (landlocked country).

Dhinaca kale, Saraakiisha Suudan waxay codsadeen in la soo xiro Maleeshiyadii Ethiopianka ee weerartay Saraakiisha Kastamka iyo in la soo Maxkamadeeyo.

Latest stories