HomeCaalamkaGaroon Diyaaradeed oo lagu qabtay Daroonis-ka wax Basaasa 

Garoon Diyaaradeed oo lagu qabtay Daroonis-ka wax Basaasa 

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Saraakiisha Kastamka ee Garoonka Caalamiga ee Qaahira (Customs officers at Cairo International Airport) ayaa waxaa fashiliyeen isku-day lagu doonayey in Qalabka  3 Diyaaradaha Darooniska lagu soo geliyo Masar. Haweeney Masaari ah oo aan magaceeda la shaacinin oo ka soo degtay Diyaaradda Shirkadda EgyptAir, kana timid dalka Imaaraadka Carabta ayaa la qabtay, kadib, markii la baaray […]

- Advertisement -

Saraakiisha Kastamka ee Garoonka Caalamiga ee Qaahira (Customs officers at Cairo International Airport) ayaa waxaa fashiliyeen isku-day lagu doonayey in Qalabka  3 Diyaaradaha Darooniska lagu soo geliyo Masar.

Haweeney Masaari ah oo aan magaceeda la shaacinin oo ka soo degtay Diyaaradda Shirkadda EgyptAir, kana timid dalka Imaaraadka Carabta ayaa la qabtay, kadib, markii la baaray Shandadeed laga helay qalabkaasi oo kala furfurnaa.

- Advertisement -

Markii la weydiiyey inay iyadu watay qalabkaasi xadgudub ku ah Sharciga iyo Nidaamka Kastamka wey beenisay.

Si kastaba ha ahaatee, Maamulayaasha Garoonka Qaahira waxay  la wareegeen qalabkii Darooniska wax basaasa, iyadoo Talalabo sharci laga qaaday Haweeneydii lag qabtay Qalabkaasi.

Ma kala cadda ujeedada ay u wadatay Darooniska nooca wax lagu basaaso iyo haddii ay Shabakado Sirdoon lala leedahay xiriir wada-shaqeyn.

Latest stories