HomeCaalamkaDanjire Isbitaal ugu geeriyooday Cudurka CORONAVIRUS

Danjire Isbitaal ugu geeriyooday Cudurka CORONAVIRUS

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Danjirihii Indonesia u joogay dalka Sudan, Ambasasdor Rossalis Rusman Adenan ayaa la sheegay inuu u geeriyooday Coronavirus. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Sudan ayaa lagu shaaciyey inuu Danjirihii dalka Indonesia uu shalay ku geeriyooday Isbitaalka Royal Care Hospital ee magaalladda Khartoum. Qoraalka waxaa kaloo lagu muujiyey inuu Danjiraha geeriyooday uu si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjirihii Indonesia u joogay dalka Sudan, Ambasasdor Rossalis Rusman Adenan ayaa la sheegay inuu u geeriyooday Coronavirus.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Sudan ayaa lagu shaaciyey inuu Danjirihii dalka Indonesia uu shalay ku geeriyooday Isbitaalka Royal Care Hospital ee magaalladda Khartoum.

- Advertisement -

Qoraalka waxaa kaloo lagu muujiyey inuu Danjiraha geeriyooday uu si hagar la’aan ah uga shaqeeyey xoojinta Xiriiradda u dhexeeya Dowladaha Sudan iyo Indonesia.

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrrimaha Dibedda ee Sudan waxay u tacsideeyeen Dowladda Indonesia, Qoyskiisa, Saaxiibadiisa iyo dhammaan Diplomaasiyiinta saaxiib la ahaa Danjiraha geeriyooday.

Ambasasdor Rossalis Rusman Adenan ayaa waxa uu isku hayey xilka Danjirenimo ee dalalka Sudan iyo Eritrea tan iyo bishii September 20-dii ee sanadkii 2018-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts