HomeCaalamkaWeerar lagu dilay Askar badan oo saakay dhacay iyo kuwo la la’yahay

Weerar lagu dilay Askar badan oo saakay dhacay iyo kuwo la la’yahay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Saraakiisha dalkaasi waxay maanta xaqiijiyeen in maydadka 20 Askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda Hindiya la helay, halka 21 kalena lagu la’  yahay Nolol iyo Geeri. Askartaasi ayaa la sheegay inay Ciiddanka dagaal kula galeen Kooxda Maawistaha Shuuciga ee Gooni-goosadka dhulka Hawdka ee Terram Jungles oo ku teedsan xuduudka Degmooyinka Bijapur iyo Skuma. Saraakiisha Ciiddanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha dalkaasi waxay maanta xaqiijiyeen in maydadka 20 Askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda Hindiya la helay, halka 21 kalena lagu la’  yahay Nolol iyo Geeri.

Askartaasi ayaa la sheegay inay Ciiddanka dagaal kula galeen Kooxda Maawistaha Shuuciga ee Gooni-goosadka dhulka Hawdka ee Terram Jungles oo ku teedsan xuduudka Degmooyinka Bijapur iyo Skuma.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciiddanka Hindiya waxay sheegeen inay 15 mayd saakaysto ka heleen goobtii lagu dagaalamay ee Gobalka Chhattisgarh Bastar.

Waxaa shalay la xaqiijiyey geerida 5 Askari iyo 30-dhaawac ah, iyadoo 21 kalena la la’ yahay raqdooda iyo ruuxooda.

Dhinaca kale, Ciiddanka Hindiya waxay sheegeen inay weli wadaan Hawlgalo lag baadi-goobayo Askarta maqan, kuwaasi oo la tuhunsan yahay inay Jabhadda Maawistaha nolol ku kaxaysteen.

- Advertisement -

Kooxda Gooni-goosad-doonka ee Mawistaha Shuuciga ee Hindiya (The Communist Party of India) waxaa la asaasay bishii May 18-dii ee sanadkii 1967-dii, waxayna u dagaalamayaan in Dowlad Shuuci ah la wareegto Talada dalkaasi iyo inay Gobalkooda u helaan Madax-bannaani dheeraad ah.

W/Q: Ustaad Nuradin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts